Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa gelinkii dambe ee maanta oo jimco aheyd waxaa uu booqdey deegaanka ceelsha biyaha ee duleedka magaalada muqdisho.
Trending
- Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 5/7/2022
- DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay Degmada Afgooye oo lagu dilay Taliye Ciidan
- Weerar khasaaro dhaliyey oo lagu qaaday kolonyo galbineysay Madaxweyne Afrikaan ah
- Madaxweynaha dalka Turkiga oo socdaal ku tagaya Caasimadda Tehran
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Dugsiga tababarka Ciidanka Somalia ee Turkiga
- Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 6/7/2022
- Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 5/7/2022
- Maxaabiistii Xsbiyada Mucaaradka Somaliland oo lasii daayey
- Faah faahin: Dad ku dhintay qarax ka dhacay Yemen
- Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 5/7/2022
Taliyaha ayaa booqday xarumaha ganacsiga iyo mid kamida Masjidyada lagu cibaadeesto oo ku yaala deegaankaasi.
Related Posts
Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay dadka deegaanka isaga oo ka xogwareestay xaalada Amaan ee deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka magaalada muqdisho.
Hey’addaNabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xusul duub waxaa ay ugu jirtaa sidii loo adkeen lahaa amaanka guud ee dalka.