Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqday Xarunta Agoonta Afgooye

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa Maanta waxa uu  booqday Xarunta Agoonta ee dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliyaha ayaa mid mid ula shekeystay Caruurta Agoonta ah ee Xeradaasi ku sugan,asigoo u muujinayay in uu marwalba uu ka war hayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed sareEye gaas xuseen Xasan Cismaan ayaa horay u balan qaaday in Caruurtaasi ay heli doonaan wax walbo oo ay u baahan yihiin.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Booqashada Taliyaha.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media