Taliska Ciidanka Xoogga oo Soo Bandhigay Rag Lagu Soo Qabtay Isbaaro (Sawirro)

Waxaa maanta taliska ciidanka xoogga Soomaaliya xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee Muqdisho uu ku soo bandhigay Shan nin oo  ku hubeysana qoriga AK-47, kuwaasi oo jidgooyo u tiilay qeybo kse.

Howgal laga sameeyey gobolkaasi ayaa lagu soo qabtay raggaasi oo ku la bisnaa dharka ciidamCali Caanood oo ka hadlay howlgalkaasi uu sheegay inuu qeyb ka yahay amarkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in lala dagaalamo kooxaha burcada.

“Waxaan shacabka Soomaaliyeed u sheegaynaa burcad kasta oo hubeysan ama magac ciidan ha wadato ama magac shacabka ha wadatee in aan loo saamaxeynin in dib dambe shacabka Soomaaliyeed u dhibaateyso,” ayuu yiri Abaanduule Caanood.