Taliska Booliska oo ku Wareejiyey Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha lacago laga soo aruuriyey ciidamada

Waxaa maantay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha uu deeqo lacageed ka kala helay:
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliye, gaarahaan Akadeemiyada Booliska

 

Lacagtaas oo gaareysay $3,315 dollar ayaa waxa laga soo aruuriyey ciidamada booliska ee xerada ku jira

 

Taliayah Boolkiska Maxamed Sheikh ayaa gudiga ku wareejiyey isagoo sheegay in ay boolisku qeyb ka yihiin bulshada samata bixinteeda .

Taliska booliska ayaa noqonayaa taliski ugu horeeyey ee abaaraha ku taageero qarashaad ay iska soo aruuriyaan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor