Talihii Ciidanka Nabad-Sugida Galmudug oo xilkii laga qaaday

Axmed Geelle Ducaale Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa Goordhow waxa uu xilka qaadis ku sameeyay taliyihii Ciidanka Nabadsugida Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa xilkii looga qaaday Cali Cilmi Yuusuf oo loo yaqaanay (illacase)

Hoos Ka Akhriso Wareegtada xilka qaadista