Soomaaliya oo Ka Qeyb Galeysa Shirka Kobcinta Dhaqaalaha

Wasiirka wasaarada Maaliyada ee xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dalka Mareykanka uga qeybgalaya shirka kobcinta dhaqaalaha oo ay ka qeyb galayaan inta badan wadamada taageero Soomaaliya.

Shirka waxaa si wadajir ah u qaban qaabiyey Bankiga aduunka iyo hay’ada lacagta IOM, waxaana  diirada lagu saari doono kobaca dhaqaalaha.

Wasiirka maaliyada Beyle oo la hadlay VOA-da ayaa ka ka warbixiyey waxa ay dowladdu la tagi doonto shirka oo uu sheegay inay kala hadli doonan arrimaha dhaqaalaha dalka, deymaha badan ee lagu leeyahay Soomaaliya, islamarkaana ay dalbanayaan in la cafiyo.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media