Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay xiisada Wadamada Khaliijka

Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay safiirka dalka Imaaraadka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen arrimo quseeya xaaladda bangiyada iyo xawaaladaha Soomaalida ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Beyle ayaa sheegay inuu safiirka kala hadlay sidii xasilooni darrada siyaasadeed ee Khaliijku uusan saamayn kuyeelan shaqooyinka xawaaladaha iyo bangiyada Soomaalida ee Imaaraadka Carabta.

Warkaan ayaa wasiirka maaliyada Soomaaliya Dr acbdiraxmaan ducaale beyle waxa uu soo dhigay Brta uu ku leeyahay Facebook,isagoo kaga hadlayay kulanka uu la qaatay safiirka Imaaraadka ee dalka Soomaaliya

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media