Somalia oo xubin ka noqotay Xiriirka Ciyaarta Dabaasha ee Afrika iyo Carabta

Guddiga Fulinta ee Xafiiska Ururradda Ciyaaraha Dabaasha ee Afrika iyo Carabta ayaa dhawaan kulan ku yeeshay magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Masar.

Shirkaasi ayaa looga hadlay sidii loo mideyn lahaa Codka Dowladaha Afrika iyo Carabnta Doorashadda soo socota ee Xiriirka Caalamiga ee Ciyaartaasi Dabaasha (Tarajthelon).

Kulankaasi waxaa kaloo looga hadlay Araaji ay soo qorteen Xiriiradda Ciyaaraha Dabaasha ee dalalka Somalia, Djibouti, South Sudan iyo Mauritania), waxaana loo codeeyey inay Afartaasi Waddan xubno xusub ka noqdaan Xiriirkaasi.

Dhinaca kale, Xiriirku waxa uu codsiyo ka helay Xiriiradda Ciyaaraha Dabaasha ee daalalka Masar, Kuwait, Tunisia iyo Libya si ay u marti-geliyaan Tartanka soo socda ee Horyaalladda Ciyaaraha Dabaasha ee dalalka Carabta.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor