Siyaasi ku  baaqay in Odayaasha Dhaqanka looga dambeeyo Maamul-u-sameynta Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe

Waxaa magaalada Baladweyn ee xaruunta Gobolka Hiiraan ka socda dadaalo lagu qancinayo beelaha dhaliilsan ka-qeybgalka shirka Jowhar ee mnaamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe  kuna qanci waayay hanaanka loo qeybsaday xubnaha ergooyinka ka qeybgalaya  shirkaasi ayaa  /Siyaasiga Maxamed  Ibraahim Afkuul  oo ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo la hadlay idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho waxa uu  Dawlada Soomaaliya ugu baaqay in ay u madaxbaneeyso dhaqanka labada gobol talada ka dhaxeysa   si xal looga gaaro muranka hareeyay habdhiska nidaamka loo abaarayo maamul usameeynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Halkan ka dhageyso Wareysiga: