Shirka Wasiirada Arimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo Furmay

Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda dowladaha Carbeed oo looga hadlayo Xaaladaha dalalka Soomaaliya,Syria,Ciraq falastiin iyo Wadamo kale ayaa goor dhaweyd ka Furmay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar.

Shirkaasi Soomaaliya Waxaa uga qeyb galaya Wasiirka Arimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Salaam Hadliye Cumar.

War Murtiyeed ayaa la filayaa in laga soo saaro kulankaasi markii uu soo dhamaado.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor