Shirka Garoowe oo qodobo qaar laysku mari la’yahay.

shirka maanta ka furmay magaalada Garoowe ee maamulka puntland islamarkaana ah wajiga labaad ee wada tashiga maamul goboleedyada iyo dowlada federaalka.

wararka caawa soo baxaya ayaa sheegaya in qodobo qaar laysku mari waayay oo ay ka mid yihiin Dastuurka,Arrimaha Federaalka iyo Xuudadaha,waxaa jiray qodob sadexaad oo ku saabsan Ciiddanka Qaranka,,kaasi oo Dood dheer ka dib  xal laga gaaray.

Naga fillo wixii kusoo kordha.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor