Shirka Maamul Sameynta oo La Isku Raacay in Lagu Qabto Cadaado

Madaxweynaha iyo Ergooyinka Ku sugan Magaaladda Dhuusamareeb ayaa isku Raacay in Magaaladda Cadaado lagu qabto Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beryahanba ku sugnaa Magaaladda Dhuusamareeb,waxana uu ku howlanaa Sidii dhinacyadasi looga dhaadhicin lahaa in Shirka lagu qabto Cadaado.

Ugu Dambeyn Maanta ayaa la isku raacay in Cadaado lagu qabto Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe Dalka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor