Shaxda saacadaha xilliga soonka ee dalalka Carbeed.

Shaxda Waddamadda Carabta sida loogu soomo ayaa waxay muujinaysaa inuu dalka Somalia yahay Waddanka ugu saacadaha yar ee xilliga Soonka, waxaana laga soomaa 13 saacadood iyo 29 daqiiqo.

Dalka Algeria oo ku yaalla Waqooyiga Afrika  ayaa waxaa laga soomaa xilliga ugu  dheer marka loo eego guud ahaan Waddamadda Carabta ee ku kala yaalla Qaaradda Afrika iyo Gacanka Carbeed.

Waxaana laga soomaa 16 saacadood iyo 44 daqiiqo.

Waddamadda kale ee Carabta ayaa waxaa iyagana laga soomaa:

Dalka Saaacadaha la soomo Dalka Saaacadaha la soomo
Jabuuti 14 saac iyo 11 daqiiqo Sudan 14 saac iyo 31 daqiiqo
Sacuudiga 15 saac iyo 12 daqiiqo Yemen 14 saac iyo 22 daqiiqo
Cumaan 15 saac iyo 11 daqiiqo Imaaraadka 15 saac iyo 11 daqiiqo
Qatar 15 saac iyo 15 daqiiqo Baxrayn 15 saac iyo 21 daqiiqo
Kuwait 15 saac iyo 40 daqiiqo Iraq 16 saac iyo 5 daqiiqo
Masar 15 saac iyo 51 daqiiqo Syria 15 saac iyo 10 daqiiqo
Libya 16 saac iyo 11 daqiiqo Tunisia 16 saac iyo 33 daqiiqo
Algeria 16 saac iyo 44 daqiiqo Moroko 16 saac iyo 10 daqiiqo
Somalia 13 saac iyo 29 daqiiqo    

 WQ;Hassan Ali Osman “Istiila”

Twitter @hassanistiila