Shariif Xasan oo Wareegto soo saaray kuna Magacaabay Masuul Cusub

Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wareegto kas oo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa waxaa xilka Wasiiru Dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta  loogu Magacaabey Cusmaan Buube Yuusuf.

Hoos Ka khriso Wareegtada oo dhameystiran.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media