Seddex Carruur ah oo ku geeriyotay Derbi ku soo dumay Magaalada Muqdisho

Ugu Yaraan Seddex Carruur ah ayaa ku geeriyootay Derbi ku soo dumay Xeryaha dadka barakacayaasha Ee Ku Nool Degmada Yaaqshiid Ee Muqdisho.

Dadka deegaanka ayaa u gurmaday dadkasi iyada oo Roob xoogana uu ka da’ayo Caasimada muqdisho.

Wariyeyaal ka tirsan Radio Dalsan ayaa soo sheegaya in Dad kale oo ka tirsan Barakacayaasha ay ka walaacsan yihiin Roobabka Deyrta .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor