HomeWararSawirro:-Xildhibaano shiray oo Ansixiyey Xarunta Rasmiga ah ee Baarlamaanka Galmudug

Sawirro:-Xildhibaano shiray oo Ansixiyey Xarunta Rasmiga ah ee Baarlamaanka Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulan ay Maanta Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ku yeesheen xildhibaanada Galmudug ayaa waxa y ku ansixiyeen in Magalada Cadaado ay tahay Xarunta rasmioga ah ee Baarlamaanka Galmudug. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Baarlaamanka Galmudug Cali Gacal Casir ,waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Maxamed Xaashi Carabeey iyo Xildhibaano. Madaxweynaha Somaliya Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay Maanta Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ku yeesheen xildhibaanada Galmudug ayaa waxa y ku ansixiyeen in Magalada Cadaado ay tahay Xarunta rasmioga ah ee Baarlamaanka Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Baarlaamanka Galmudug Cali Gacal Casir ,waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Maxamed Xaashi Carabeey iyo Xildhibaano.

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Claahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa horey u magacaabay in Cadaado tahay xarunta baarlamaanka Galmudug.

Ansixintaan ayaa ku soo aadeysa xilli uu weli jiro khilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamulka Galmudug,waxana Cadaado ku sugan Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxeyne ku xigeenka halka madaxweyne Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir ay ku sugan yihiin Dhuusamareeb.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts