Sawirro:-Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo si rasmi ah uga mid noqday Baarlamaanada Africa

Maanta ayaa waxaa Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Africa  lagu qabtay Kulanka Guud ee Golaha Pan-Africa.

Kulanka inta uu socday ayaa waxaa lagu dhaariyay 4 Mudane oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas oo sirasmi ah ugu biiray Baarlamaanka Baarlamaanada Afrika.

Daawo Sawirada Kulanka Maanta