HomeWararSawirro:-Wasiirka Magacaaban ee Arrimaha Dibada Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Sawirro:-Wasiirka Magacaaban ee Arrimaha Dibada Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Muqdisho waxaa Goordhow soo gaartay diyaarad siday Wasiirka Magacaaban ee Wasaaradd Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad kaas oo uu maalma ka hor Magacaabay R’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiirka ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa Goordhow soo gaartay diyaarad siday Wasiirka Magacaaban ee Wasaaradd Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad kaas oo uu maalma ka hor Magacaabay R’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Wasiirka ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

- Advertisement -

Munaasabad kooban oo soo dhaweyn ah ayaa loo sameeyay,waxa uuna dalbaday in lala Shaqeeyo.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in uu xilkaan kala wareego Wasiirkii xilka laga qaaday ee Yuusuf Garaad Cumar.

Sawirro.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts