Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Bangiga Adduunka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Ducaale Beyle ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya Mr Hugh Riddell.

Wasiir Beyle iyo mas’uulka ka socda Bangiga Adduunka waxay kulankooda kaga wada hadleen arrimaha ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda ee 2018-ka, iyagoo meel fiican wada dhigay waxyaabihii ay isla soo qaadeen, kuwaasi oo horumar u ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo sawirrka Kulanka Maanta

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media