Sawirro:- Wajiga Koowaad Bandhiga Kun Dhalinyaro Shaqa Abuur loogu sameynayo oo ka furmay Muqdisho

Kulan loogu magac daray Bandhiga wajiga koowaad ee kunka dhalinyaro Shaqa abuurka uu ugu  sameynayo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo kuxigeenadiisa ayaa madasha ku sugan waxaana gudoomiyaha uu ka hadlay ujeedka bandhiga oo uu sheegay in ay tahay turxaan bixinta hanaanka qorshahan loo maareenayo su’aalo ayaana laga weediinayaa shaqo abuurkan kunka dhalinyaro qaabka loo qeebinayo qarashka shaqaalahaa lasiinayo halka uu ka imaanayo.

Su’aalahaan ayaa waxa weydiinaya 50-dhalinyaro oo kamid ah dhalinyarada Muqdisho kuwaa oo daahfurkaan koowaad lagu casuumay

Qorsha shaqa abuurka kunka dhalinyarada ah ayaa socon doona mudo  lix bil ah.

Hoos Ka Dawo Sawirada

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media