Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Midowga…

Taliyaha, ayaa wafdigaasi kala hadlay in Booliska ay ka caawiyaan horumarinta, dhismaha iyo qalabeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo arrimo kale.

Madaxa Howlgalka EUCAP Ms Maria Cristina Stepanescu, ayaa sheegtay in  Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu sameeyey horumar ballaaran oo la taaban karo, iyaddoo xustay in guulo weyn laga gaaray adkeynta Nabad gelyada dalka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor