Shirweynaha Dhalinyarada Qaranka ayaa waxa uu ka furmay Xarun ku taala Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.
Rai’isul Wasaare Kheyre ayaa furay Shirweynahaasi, waxaana uu socon doonaa mudo sedex cisho ah sida Goobta laga sheegay.
Shirweynahan Dhalinyarada Qaranka ayaa diirada lagu saarayaa Siyaasada dhalinyarada waxaana lagu qeexi doonaa qorshaha looga gudbayo dhibaatooyinka dhalinyaradu ay la daalaa dhacayan xiligaan.
Hoos Ka Daawo Sawirradalana socda goordhow Codadka Shirkaas.