Ku dhawaad 200 (Laba Boqol) oo baabuur oo dalka Itoobiya laga leeyahay ayaa Berbera mudo labaatan maalmood ah ujooga rarkii ay dekeda Berbera ka qaadi lahaayeen oo xaniban.
Wadayaasha iyo masuuliyiinta Shirkadaha Gaadiidka Itoobiya ayaa Maanta Go’aan ku agaray in ay gaadiidkooda ku celiyaan dalka Itoobiya oo ay hore uga yimaadeen maadama oo mudo 20 maalmood ah ay sugayaan in loo soo xiro Maraakiibtii Raashinka Gargaarka ah ay ka qaadi lahayeen.
Arinatan ayaa loo sababaeynayaa in Dekadda Berbera ay buux dhafiyeen Maraakiib u raran Shirkada DP World,taas oo cules badn keentay.
Sawirro