Sawirro:-Shirka Madaxda Maamul Goboleedyadda oo Goordhow ka furmi doona M/Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Goose ayaa la filayaa in Goordhow ee Caawa ah uu ka furmo shirka wadatashiga dowlad  Goboleedyadda Dalka ka jiro.

Shirkaas waxaa ka qeybgeli doona oo Caawa ku Wada signs  Magaalada Kismaayo Madaxweynayaasha Jubbaland’ Puntland, Koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle iyo Galmudug.

Kulankaan ayaa dad badan oo Siyaasada la socda ay ka qabaan shaki farabadan balse Madaxda ka qeybagleysa ayaa waxa ay sheegeen  in shirkaan uu yahay mid Muhiim u ah Shacabka Soomaaliyeed.

Ammaanka Guud ee Magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay iyada oo kulanka intiisa badan uu  xiiso leeyahay Maalinta Berito ah.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media