Sawirro:-Shil khasaaro geestay oo ka dhacay Garoowe

Shilb Gaari oo geestay khasaaro naf iyo maalba leh ayaa ka dhacay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal puntland.

Gaari yar oo nooca raaxada ah ayaa ku fariin goostay Goob Maqaaxi ah oo Bulsho farabadan ay fadhiyeen,waxaana halkaasi dhaawacyo qaarkood halis ah ka soo gaaray qaar ka mid ah dadkii Maqaaxidaas ku sugnaa.

Inta la xaqiijiysy 10 ruux ayaa ku dhaawacantay shilkaas Gaari halka inta badan ay bu bureen Agabkii kala duwanaa ee yaalay Maqaaxidaas.

Dadweynaha Magaalada Garoowe iyo Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada ayaa gurmadyo kala duwan u fidiyay dadkii ku dhaawacmay shilkaas.

Sawirro

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media