Sawirro:-Shariif Xasan oo Baydhabo kulan kula leh Wefdi ka socda Dowladda Britain

Safiirka  Dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya David Concar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  goor dhow gaaray Xarunta KMG ah Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalad Baydhabo.

Wefdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha  Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Wefdiga ayaa haatan  Madaxtooyada kula leh kulan Madaxweynaha Dowlad Goboledka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo qaar ka mid ah Wasiiradda Maamulkaas.

Kulankan ayaa diirada lagu saarayaa sidii Dowladda Ingiriiska u laba jibaari laheyd deeqaha ay siiyo Soomaaliya gaar ahaan KGS, kana taageeri doonaan dhanka Amniga, wax soo saarka Beeraha, waraabka iyo dib u dhiska.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka labada dhinac.

Sawirro:-Shariif Xasan oo Baydhabo kulan kula leh Wefdi ka socda Dowladda Britain

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media