Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka qeybgalay Salaadii Janaasada ee lagu dukaday Marxuum Janaraal Badmaceeye

Masjidka isbaheysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow Salaad Janaaso  lagula Tukaday Marxuum Cismaan Cali Badmaceeye kaas oo ku geeriyooday dalka Dibadiisa balse manta Meydkiisa la keenay Magaalada Muqdisho.

Salaada Janaasada ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Guddoomiyaha Aqalka Sare, wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo madax xilalal kala duwan dalka kasoo qabtay.

Dhamaan dadkii isugu jiray Masuuliyiinta iyo Ehelada iyo Shacabka kale ee caadidaga ahaa ayaa codsaday  in dhammaan Umadda Soomaaliyeed ay iska cafiyaan Marxuumka.

Daawo ka Daawo Sawirada

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media