Sawirro:-Qorax Madoobaad ka dhacay Magaalooyin ka mid ah Mareykanka

Gobolo badan oo ka tirsan dalka Mareykanka waxaa ka dhacay Qorax Madoobaad,kaas oo bilaawday Saacadu marka ay aheyd Waqtiga Mareykanka 1:30 Oo Duhurnimo.

Qorax Madoobaadkaan ayaa saameeyay Gobolada kala ah Columbus, ahio, iyo Gobolo kale oo farabadan oo ka tirsan Gudaha dalkaasi Mareykanka.

Dhamaan Masjidyada Islaamka Ayaa Loo istaagey Salaada iyo Ala bariga, Dadweynaha Mareekanka Ee Islaamka Ayaa Buux dhaafiyay Dhamaan Masaajidda Magaalada Colubus iyo ahio Ee Dalka Mareekanka.

Kuburada wax Saadaaliya ayaa arintaan horay u sii shaaciyay oo waxa ay aheyd mid la wada ogaa.

Sawirro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media