Sawirro:-Madaxweyne Xaaf oo Maanta gaaray Magaalada Cadaado

Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta dib ugu  laabtay magaalada Cadaado Caasimada ku meel gaar ah ee Galmudug.

Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi xubnaha golaha wasiirada iyo mudanayaasha baarlamaanka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dhawaan la magacaabi doono xubnaha Golaha wasiirada Galmudug si loo xoojiyo shaqada ka jirta deeganada Galmudug.

Sawirro

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media