Sawirro:-Madaxweyne Waare oo la kulmay Ciyaartoyda Hir-Shabeelle u mataleysa Tartanka Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan dhiiragalin ah Magaalaada Muqdisho ugu sameyay Ciyaartoyda hirshabelle ee ka qeybgalaya ciyaaraha Maamul Goboleedyada iyo G/Benaadir,

Kulnkaan dhiiragalinta ah ee uu u sameeyay Madaxweyne Waare waxaa isna qeyb ka ahaa Guddoomiye ku Xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Hirshabelle iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale Golaha Wasiiradda Cusub, Guddoomiyaha Gobalka Shabeelada dhaxe Maamulo Ku Xigeenka Dakadda Caalamiga Muqdisho iyana kulankaas Goobjoog ayay ka ahaayeen.

Madaxweyne Waare ayaa inta uu kulanka socday Ciyaartoyda mataleysa hir-Shabeelle waxa uu u jeediyay hadal dardaaran ah.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media