Sawirro:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Maanta tegay deegaano ka tirsan G/Mudug

Wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug  Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey ayaa gaaray deeganada jeexdin  Cali-Afwaax qurac, gaashaan iyo ramaale halkAasi oo xilligaani ay ka jiraan biya la’aan aad u xoogan waxaan sidoo kale xoola dhaqata ay shEegeen in abaarta ay ugu darsatay colaad joogta AH.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug maxamed xaashi cabdI ayaa sheegay in ujeedka kormeErka deeganada uu yahy u guur galida xalada shacab iyo sidii bulshada loola wadAagi lahaa dhaqan galinta heshiiski lahu gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Wixii ka dambeyay heshiiskii Gaalkacyo jimichii ay ku gareen magaalda Gaalkacyo Galmudug iyo Puntland Puntland ayaa haddane masuuliyinta labada dhinac waxaa ay bilaabeen in ay tagaan deeganada ay ka dhacan dhibaatooyinka u dhaxeya xoola dhaqatada kala soo jeeda Galmudug iyo Puntland.

Hoos ka Daawo Sawirrada