Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Xaflad sagootin ah loogu sameeyay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya oo weli  Safaro Ku maraya qaar Ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxaa xalay Magaalada Dhuusamareeb loogu sameeyay Xaflad soo dhaeyn ah.

Xaflada oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka qeybagalay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo qeybaha Bulshada iyo amrtida ku sugan dhuusamareeb.

Dhammaan madaxdii iyo Bulshada ka qeyb gashay Xaflada ayaa dowladda uga mahadceliyay sida dowladda Soomaaliya waqtiga u gelisay in nabad loo kala dhexdhigay Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna oo ku biirtay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa saacadaha nasoo aadan waxa uu tegi doonaa Magaalada Guriceel iyada oo qaban qaabada soo dhaweyntiisa ay ka socoto halkaas.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media