Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow furay Shirka Amniga Qaranka

Goordhow waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay shirka Amniga Qaranka kaas oo uu furay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Shirka oo ka furmay  Xarunta Xalane ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxda ugu sareysa dalka,Madaxda Dowlad Goboleedyada, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho,taliyayaasha Ciidamada iyo qaar ka mid ah Madaxda Beesha Caalamka.

Shirkaasi waxaa looga xaajoon doonaa hababka lagu maalgelinayo Hay;addaha Ammaanka Somalia iyo Tallaabooyinka xigta Xilliga Kala-guurka ee AMISOM,waxa uuna shirkan socon doonaa mudo laba Cisho ah.

Hoos Ka Daawo Sawirrada kulanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media