Sawirro:-Madaxda Galmudug oo Maanta ka shiray abaaraha ka jira deegaanadooda

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee maamulka Galmudug waxaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay Xubnaha Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka  Galmudug ayaa kaas oo looga hadalayay sidii Abaaraha deeganaada maamulkaas waxa looga qaban lahaay.

Kulankaan ayaa qaatay saacado farabadan waxaana lagu eegayay sida ugu haboon ee looga jawaabi karo xaalada Abaaraha ee ka jira deegaanada Galmudug.

Kulanka ayaa qodobadii ka soo baxay waxaa ka mid ahaa in  maalmaha soo socda deeganada Galmudug oo dhan la gaarsiinayo raashin kala duwan iyo sidoo kale lacago loogu talagalay in looga jawaabo Abaaraha saameyay shacabka Galmudug.

Sawiiro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media