Sawirro:-Maamulka Warbaahinta Goobjoog oo faah faahiyey sababaha ay Hawada uga maqan yihiin

Qoraal kooban oo la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Warbaahinta Goobjoog ayaa waxaa Ogeysiis ahaan loogu sheegay inaysan awoodi  Karin inay wax cusub  ka baahiyaan Warbaahinadooda kala ah Goobjoog TV, Goobjoog FM iyo Gool FM.

Qoraalka waxaa lagu xusay in Istuudiyayaasha Warbaahinta Goobjooge Media uu burbur ka soo gaaray Qarixii xoogganaa ee shalay ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladda Muqdisho.

Xarunta Dhexe ee Goobjoog Media waxay ku taalla meel aan ka fogeyn halkii uu shalay ka dhacay qarixii ay dadka badan ku geeriyoodeen, kuna dhaawacmeen.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Wargelinta ee la soo dhigayTwitterka (@Goobjoognews):

NOTICE: We’re not able to provide any updates on Goobjoog TV, Goobjoog FM and @GoolFM cos our studios were damaged in yesterday’s bombing pic.twitter.com/rfIS9nj…

21 mins ago · Twitter

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media