Sawirro:-Maamulka G/Banaadir oo 1900 oo dollar ku wareejiyay mid ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Zoobe

Muxiiyadiin oo mid kamid ah Ishiisa ku waayay Xasuuqii 14-ka dhacay Isgoyska KM5 ayaa maanta waxaa lagu wareeejiyay lacag dhan 1900 oo Dollar.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaana Lacagtaas ugu talagalay Muxiyadiin oo Xoogiisa Ku xamaalan jiray, balse ku naafoobay Weerarkaasi.

Kulan Muqdisho lagu qabtay kaa oo ay ka qeyb galeyn qaar kamid ah dadkii uu saameeyay Weerarkii Zoobe iyo dhalinyaro ka kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo hadlay sida looga hortagi karo Qaraxyada Muqdisho ka dhaca.

Sawirro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media