Sawirro:-Maamulka G/Banaadir oo Biro ku xiray Albaabada laga soo galo Xarunta Gobolka

Waaxda howlaha farsamada ee Dowladda Hoose Xamar ayaa bilaabay dayactir ay ku Sameynayaan Kontorolada laga Soo galo Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Si loo xaqiijo Amniga Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Agaasime ku Xigeenka Waaxda howlaha farsamada dowladda hoose Mudane Bashiir Shuumbe Shuute oo ka Hadlay dayactirkan lagu Sameynayo kontoroolada ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la sameeyo koontaroolada maadama ay tahay in laxaqiijiyo Amniga Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed Mohamed Tuulah ayaa horay u amray dhismaha Koontarooladaan si loo adkeeyo amniga Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media