Sawirro:-Jubbaland oo hirgelineysa Xarun lagu dhaqan celin doono Haweenka ka soo goosta Al-Shabaab

Wasiirka Wasaraada Amniga ee Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa Maanta Dhagax dhigay Xarun lagu dhaqan celin doono dumarka ka soo laabta Fikirka Al-Shabaab

Jubaland oo horay ugu guulaystay hergalinta xarun lagu xananeeyo dhalinyarada ka soo goosta Al-Shabaab ayaa maanta markii ugu horaysay dalka ka hergalinaysa xarun u gaar ah dumarka fikir ahaan uga soo laabta l-Shabaab.

Wasiirka oo ka hadlay Goobta dhagax dhiga ayaa ugu baaqay raga weli ka barbar dagaalamaya Al-Shabaab in ay isaga soo baxaan kuna soo biiraan Maamulka Jubbaland.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media