Sawirro:-Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda oo Xarun Cusub ka furatay Magalada Hobyo

Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furatay Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Xafiiskan laga furay magaalada Hobyo ee Maamulka Galmudug ayaa waxa uu qaban doona bixinta Basaboorka iyo kontoroolka dhaqdhaqaayada ka socda Garoonka Diyaaradaha iyo Dakada Hobyo.

Munaasabda xariga looga jarayay xafiiska ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka dagmada iyo dadka deegaanka waxa ay dhamaantood sheegeen in  baahi weyn loo qabay howlaha ay Qaranka u heyso Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda, isla markaana ay uga mahadcelinayan masuuliyiintii ka soo shaqeysay in xafiiskan la furo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Furtiaanka Xarunta.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media