HomeWararSawirro:-Gudoomiyaha Guud ee Culimada Ahlusuna oo gaaray Dhuusamareeb

Sawirro:-Gudoomiyaha Guud ee Culimada Ahlusuna oo gaaray Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wafdi uu hugaaminayo Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca Macalin Maxamuud_Sheekh Xasan ayna ka mid yihiin ganacsato iyo qurbo joog ayaa maanta waxa gaareen magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug. Soo dhowayn Ballaaran ayaa Magaalada Dhusaamareb loogu sameeey Macalin Maxamuud Sh Xasan Gudoomiyaha Guud ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo DHuusamareeb dib ugu laabatay ka dib Safaro uu Mudo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hugaaminayo Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca Macalin Maxamuud_Sheekh Xasan ayna ka mid yihiin ganacsato iyo qurbo joog ayaa maanta waxa gaareen magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug.

Soo dhowayn Ballaaran ayaa Magaalada Dhusaamareb loogu sameeey Macalin Maxamuud Sh Xasan Gudoomiyaha Guud ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo DHuusamareeb dib ugu laabatay ka dib Safaro uu Mudo Dhowr Bilood ah ku soo marayey Wadamo Dibada ah.
Soo dhaweynta wefdiga ayaa waxaa ka qayb qaatay Bulshada Qaybeheeda kala duwan iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug uuna ugu horeeyo Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.

- Advertisement -

Dhinaca kale Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax Gudoomiyaha Guud ee Ahlusunna Waljamaaca kana mid ahaa Dadkii Gacanta wayn ka gaystay Heshiiskii
Ahlu Sunna iyo Galmudug waxa uuna Hoosta ka xariiqay in imaashihiisu uu ku qotomo inuu arko Dadaalkii lagalay mira dhalkiisii ee ahaa heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in Macalin Maxamuud uu kulamo la yeesho Bulshada Deegaanada Galmudug ku waa soo awadah  tashi iyo Xogwaraysi ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts