Sawirro:-Gudiga Cusub ee Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta xilkii la wareegay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ay xilalka kuLA wareegayeen Gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya.

Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay masuuliyiin k tirsan Wasaarada Dastuurka Soomaaliya,iyo Masuuliyiin kale.

Guddigihii hore ee Gudiga Dastuurka ee Baarlaamankii 9,aad ayaa Maanta ku wareejiyay Guddiga Cusub xilkaas iyo Saddex ka mid ah Qabyo qoraal ay diyaariyeen

Warkaas oo faah faahsan Goordhow la socda

Hoos Ka Daawo Sawirrada