Sawirro:-Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan la leh dhigiisa Puntland

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa hadda kulan la leh Guddiga Joogtada ee Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland.

Kulanka oo uu Shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxammed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa looga hadlayaa wada shaqaynta golashaaya sharci dajinta ee labada dhinac.

Markii uu kulanka soo gaba gaboobay ayaa Masuuliyiinta waxa ay ka warbixin doonaan qodobadii ay isku afgarteen.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media