Sawirro:-Dad ku guryo beelay Roobkii ka da’ay Magalada Marka ee Sh/Hoose

Roobkii dabeylaha watay ee ka da’ay meelo badan oo ka mid ah dalka ayaa saameyn ku yeeshay qoysas danyar ah,isaga oo burburiyey Guryo iyo wadooyin farabadan oo ku yaalla muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka.

Meelaha uu saameeyey ayaa waxaa ka mid ah Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,waxa uuna jaray Wadooyinka qaar ee Magaladaas.

Qaar ka mid ah qoysaska danta yar ee ku nool marka ayuu saameeyey roobka,iyaga oo guryahooda ka barakacay,maadaama ay biyo galeyn.

Hadaba Hoos Ka Daawo Sawiro laga soo qaaday roobkii ka da’ay Magalada Muqdisho.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media