Sawirro:-Ciidamo lakala dhex dhigay beelo ku dagaalamay Waqooyiga Galgaduud

Bilihii la soo dhaafay waxaa dagaal beeleedyo ay ka dhacay qeybo ka mid ah Waqooyiga Gobolka Galgaduud dagaaladaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho dhaawac,balse waxaa haatan lagu guuleystay in nabad lakala dhex dhigo.

Saraakiisha Ciidamada Dowladda qeybta 21aad iyo ciidanka Nabadsugida Maamulka Galmudug ayaa waxa ay ku guuleysteen in maleeshiyaadkii wada dagaalamay kala dhex galaan six al looga gaaro dagaaladaas.

Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay dalsan u sheegeen in mudo dhowr todobaad ah ay ku guda jireyn waan waantaas,isla markaana ugu dambeyn ay ku guuleysteen in nabad lakala dhex dhigo.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media