Sawirro:-Cali Guudlaawe oo la kulmay Odayaasha Beelihii ku dagaalamay D/Cadalle

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan Quraac iyo isu duceyn ah u sameeyay Beelihii dhowaan Colaada ku dhex martay Nawaaxiga Degmada Cadale iyo Nabadoono ka qeyb qaatay Heshiiska Beelahan.

Wadahadalada Nabadeed oo mudo dhowr bilood uag socday Magaalada jowhar waxgarad ka kala socday labadii Maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamay degmada Cadalle ayaa laga gaaray heshiis hordhac ah.

Cali Guudlaawe oo kulanka ka hadlay ayaa ugu baaqay odayasha dhaqanka labada beelood in ay dhaqan geliyaan heshiiskaas ay wada gaareen eek u saabsan Nabada.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media