Sawirro:-Barakacayaal kasii barakacay Magaalada Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in barakacayaal horay uga barakacay Magaalada Baydhabo ay duleedka degamdasi dhibaato ku heysato.

Barakacayasha ayaa xilligaan waxa ay la kulmeen fatahaad,iyada oo horay Baydhaba uga tegay abaar soo wajahday,waxaana lagu soo waramayaa in iminka dhibaato ayb ku heysato duleedka Magalada Baydhabo.

Qaar ka mid ah barakacayaashaas oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in haatan ay jiifaan meel cido ah,isla markaana aysan heysan hoy iyo cunto intaba maadaama uu saameeyey fatahaada Wabiga iyo roobka guga oo ka da’ay Gobolka Baay.

Hoos Ka Daawo Sawirrada dadka barakacay.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media