Sawirro:-5 Carruur oo Walaalo ah oo Dab ku Dhintay

Maanta ayaa Dab waxa uu ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Kismaayo oo ay deganaayeen dad Shacab ah,waxaana dabkaas oo ka kacay Maanso uu sababay dhimashada 5 caruur ah.

Gurigaan oo ku yaalla Xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku noolaa Qoys danyar ah,waxana la sheegay in Hooyada dhashay Caruurtaan ay Guriga kor kaga xirtay si ay ugu soo qaraabto waxyaabihii ay cuni lahaayeen.

5 Carruurta ah ee geeriyootay oo walaalaha ah ayaa la sheegay in midka ugu weyni uu jiray 6 Sano.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland oo uu ugu horeeyay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa booqday Qoyska uu naafeeyay dabka ka kacay gurigooda.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media