Sawirqaade ka tirsan Radio Muqdisho oo Lagu Dhaawacay Degmadda Hodan

Rag ku hubeesanaa Bastoolado ayaa weerar ku qaaday sawirqaade ka tirsanaa Radio Muqdisho kaas oo lagu magacaabo Wariye Farxaan Suleymaan Daahir (Maskaro).

Sawirqaadahaya ayaa Waxaa Ay Rasaasta ka haleeshay Feearaha iyo Mdaxa Waxaana loola Cararay Mid Kamida cisbitaalada ku Yaala Muqdisho.

Weerarka ayaa Ka dhacay Xaafada KPP ee Degmadda Hodan.

Raga Weerarka geestay ayaa ka baxsaday Goobta uu falka ka dhacay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor