Sawiro:Dowladda Somaaliya oo shaacisay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay M/Muqdisho

Dowladda Somaaliya ayaa xaqiijisay in qaraxii Galabta ka dhacay agagaarka Dekadda Weyn ee Magaalada muqdisho ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux Lix kalena ay ku dhaawacmeen.

Taliska Booliiska Gobolka Banaadir iyo Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa warkaas shaaciyay xili ay War-Baahinta la hadleen waxaana xusid mudan in marka loo eego Awooda uu lahaa qaraxa iyo khasaaraha uu geestay ay yihiin kuwo kala fog.

Hoos Ka Daawo Sawirada