Sawiro: Masuuliyiin ku sii qul qulaya Magaalada Burco ee G/Togdheer (Sababta)

Wafdi ka socda xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee WADANI,ayaa Mant gaaray Magaalada burco ee Gobolka Togdheer halksi oo maalmihii la soo dhafay uu dhibato ku hayy cudurka Shuban-Biyoodka kaas oo dad badan ay u geeriyoodeen halka dad kale ay la jiifaan.

Wfdig ayaa waxaa hoggaaminayay Gudoomiyaha KMG,ka ah ee xisbigaas Cabdiqaadir Jirde,iyo madax ka tirsan Xisbigaas kuwaas oo u kuur gaalayay heerka uu gaarsiisan yahay cudurka Shuban-Biyoodka oo Maalmaahn ka jiray gudaha Magaalada Burco.

Xubnaha Wafdiga ayaa waxa ay booqden isbitaalka Magaalada Burco oo ay jiifaan dadkii uu cudurkaas soo ritay iyagoo geeyay halkaasi deeq Daawo ah oo dadkaasi lagu daweynayo.

Masuuliyiintaan ayaa ka jawaabayay baaq dhawan ka soo abxay Maamulka iyo Waxgaardka Magaaada Burco.

Sawiro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media